Dulmarka Mashruuca
Waxaan aaminsannahay inay muhiim tahay in la fahmo sida caafimaadka iyo fayo qabka ee qoyska u saameeyo mustaqbalka carruurteena. Waxaan jeclaan laheyn inaan weydiino hooyooyinka iyo aabayaasha inay buuxiyaan Sahanka Ku dhalashada Wales oo ku caawiyo sare u qaadida fahamka sida ugu wanaagsan ee loogu taageero qoysaska mustaqbalka.
Foomka su’aalaha hooyada dhalmada filaneyso, halkan guji
Foomka su’aalaha Lamaanaha Ilmaha filanayo, halkan guji
Xaanshida Warbixinta Qoysaska Caafimaadka